- Gudoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiillada J.Somaliland Axmed-Yaasiin
Sh. Cali Ayaanle, ayaa kulan maanta golaha uu yeeshay uga warramay
BBC-da, isaga oo si gaar ah shiishka u saaray hadalka ka soo yeedhay
Dowladda Soomaaliya oo 24-kii saac ee u dambeeyey warbaahinta si weyn u
dhex marayey.
Wuxuuna guddoomiya ku xigeenku sheegay
"Jamhuuriyadda Somaliland haddii taariikh ahaan iyo waaqic ahaana loo
eego cidina ma dafirsana iney ahayd qaran madaxbannaan oo 26-kii June
madaxbannaanidiisa ka qaatay mustacmaraddii Ingiriiska."
Halkan hoose ka akhriso Warkan oo dhan;
No comments:
Post a Comment