.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Saturday, February 11, 2012

Shirka London Iyo Ka Qayb-galka Somaliland: Falanqaynta Somali-Voa...*Dhegta maal*


- Barnaamijka Falanqaynta todobaadka ee lagu faaleeyo kolba arinta cusub ee dardarta leh ee ku soo korodha geeska Afrika, oo ah mid ay idaacada Somali-voa ay maalinta Jimcaha ah inta badan sii dayso ayaa waxa todobaadkan hada dhamaaday lagu soo qaatay, Barnaamij ku saabsan Shirka Lodon loogu qabanayo kooxaha isku haysta dalka aan jaarka naahay ee Soomaaliya iyo waliba, ka qayb galka ay markii ugu horaysay ay go'aansatay inay Somaliland ka qayb gasho.

Dadka hadaba lagu casuumay inay ka doodaan arintan ayaa waxa dhanka Somaliland lagu marti qaaday labada gudoomiye urur-siyaasadeed ee kala ah, marwo Foosiya Yuusuf X. Aadan oo ah gudoomiyaha urur siyaasadeedka magaciisa a yidhaa ' NDB' iyo, gudomiyaha kale ee xisbiga magaciisa la yidhaa ''Damal'', mudane Maxamad Cumar Carte Qaalib.

*Dhegta maal*

No comments: