- VOA-Somali, ''Faaqidaadda Tobaadka'' waxa ay ku soo qaadatay doorkan oo uu ku saabsan yahay, digniintii dawlada Britain (UK) ay dhawaan soo saartay ee tilmaameysay, in khatar dhinaca ammaanka ahi ay ku soo fool leedahay Somaliland! Iyo waliba, jawaabta ay dowladda Jamhuuriyadda Somaliland ka bixisaay digniintaas.
Barnaamijka waxa lagu soo casuumay oo dood isku weydaarsanaya mas'uuliyiin ay ka mid yihiin. Maxamed N. Caraale "Duur", Baashe Maxamed Faarax, Faysal Cali Waraabe iyo Boobe Yuusuf Ducaale. Barnaamijka oo dhan halka hoose ka dhageyso.
*Dhegta maal
No comments:
Post a Comment