.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Thursday, March 7, 2013

Dab Ka Kacay Hargaysa Oo Gubay Guryo Ka Badan 80. *Daawo-Sawirada

11
 
- Guryo lagu qiyaasay 80 aqal oo iskugu jira kuwa loo yaqaano Buulasha iyo 1 Guri oo Bagalo ah, ayaa Maanta ku gubtay dab ka Kacay Xaafada Isku raranka loo yaqaano ee ku taal State House-ka, dabkaasoo galaaftay hanti badan oo ay lahaayeen dad iska dan-yar ahi.  Khasaarahan balaadhan dabadeed, xili dambe oo dabkii uu sii bakhtiyayo ayaa waxa meeshii yimid mid ka mid ah baabuurta dabka lagula dagaalamo, oo waxoogaa bakhtiiyay inkasta oo uu isna markiiba biyo-beelay. Dabdkiina uu sii qabsaday guryo kale oo badan oo hadii loo heli lahaa markaa qalab iyo biyo la badbaadin lahaa.
 
Ma aha markii ugu horaysay ee dalka Somaliland dhibaato yar oo laga hortagi kari lahaa sida taa dabka oo kale ay naafayso nolosha dadka shacabka ah. Waxa is-waydiinleh waxa ay dawlada dalku wax uga qaban la' dahay arintan soo noqnoqonaysa? Daawo Sawirada



5556


13
 
1
3 

91 

No comments: