" Xeerka Kufsiga iyo Sinnada ''
- Xeerka kufsigu ma jidaynayo in aan waalidku ilmihiisa u guurin Karin wuxuu si waafiya u sheegayaa sidan :- Qodobka 9aad farq 1aad “Qof kasta oo ku
xadgudba shuruudaha sharci ee ogolaanshaha ama raali ka ahaanshaha
aasaasiga u ah guurka ee ay dhigayaan Shareecada Islaamka iyo Xeerarka
dalku ee si xoog ama qasab ah ugu guursada qof haween ah ama fududeeya,
qaban qaabiya ama meel mariya guur isagoo aan xaqiijin ogolaanshaha mid
ka mid ah ama dhamaan dhinacyada guurku khuseeyo sida ay dhigayaan
shareecada islaamka iyo xeerarka dalka, waxa uu galay fal dambi Guur
Qasab ah, waxaana uu mutaysanayaa xadhig ciqaabeed u dhaxeeya shan ilaa
todoba sannadood”
Halkan hoose ka akhri (xeerka kufsiga iyo Xadgudubyada Jinsiga).
No comments:
Post a Comment