.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Wednesday, October 30, 2019

VOA-Somali: Wareysi: Madaxa shirkadda World Remit

- Dr. Ismaaciil Axmed oo ah madaxa shirkadda lacagaha xawisha ee World Remit ayaa dhawaan ku guuleystay shaqsiga ugu saameynta badan dalka Britain, gaar ahaan dadka madow. Ismaaciil ayaa kaalinta koowaad kaga jiray liiska dadka loo soo xushay billaddan oo ay ku jireen heesaaga reer Britain ee Michael Stormzy, Meghan Markle oo ah gabar madow oo u dhalatay Mareykanka oo u dhaxda Amiir Harry, iyo Raheem Sterling, oo ka mid ah cayaaryahannada kooxda Manchester City. Abaal marintan oo ah aqoonsi lagu daabaco liiska loo yaqaan The Power list sanadkiiba mar, ayaa soo bilaabatay sanadkii 2007. si loogu dhiirigeliyo dhalinyarada Afrikaanka ah inay arkaan dad ay ku dayan karaan.
Halkan hoose guji oo dhegayso

No comments: