Maalmo yar uun ka hor ku dhawaaqistii madaxbanaanida Somaliland oo ku beegnayd 26/6/1960 kii, ayaa marxuum Maxamad Xaaji Ibraahim Cigaal oo ahaa ra'iisal wasaarihii u horeeyay ee ay Somaliland yeelato, laga warastay idaacada BBC-da laanteeda afka Soomaaliga, oo wax laga waydiiyay booqasho shaqo oo uu ku joogaymarxuumku xiligaa dalka Ingiriiska, waxa uu waraysigaasi kaga hadlayay maxuum Cigaal arimo badan oo ay ka mid yihiin, qaadashada xornimada Somaliland, isku darsigii labada gobol ee Koonfur iyo Waqooyi iyo, sida hada ay u bilaabantay hawl aad u adag oo in loo wada guntadaa ay waajib tahay.
*Dhegta Maal*
Xigasho bbc
No comments:
Post a Comment