.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Thursday, June 30, 2011

Mudane Godfrey Bloom (UK) Oo Ingiriiska ka dalbaday in Somaliland la aqoonsado! *Dhegta maal*


Xildhibaan Ingiriis ah oo magaciisa la yidhaa mudane Godfrey Bloom, ayaa waraysi ay ka qaaday shabakada Somalidiaspora oo ka danbeeyay, ka dib markii uu maqaal af ingiriisi ah uu mudane Godfrey Bloom qoray, maqaalkaa oo uu magac uga dhigay sidan:  ''Recognising Somaliland would boost the fight against piracy ''. Uu aad ugu faafay war-baahinta dibada. Hadaba Waraysigaasi oo uu mudane Godfrey aad ugu amaanayo Somaliland iyo horumarkeeda, dalbanayona in Ingiriisku aqoonsadaa waxa uu u dhacay sidan ee ka bogo.

*Dhegta maal*

Xigasho Somalidiaspora

No comments: