.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Sunday, June 12, 2011

Waraysi: Dadkii xasuuqay reer Somaliland iyo daba-galkii lagu sameeyay Gacan ku dhiiglayaasha Qaarkood. * Dhegta maal*


waraysi
Waraysi ay hadhwanaagnews la yeelatay nin wariye wayn ah oo magaciisa la yidhaa mudane Maxamad Yuusuf Uurdoox oo ku nool dalka Canada. Mudane Maxamad Yuusuf Uurdoox waxa uu ka sheekaynayaa arimo badan oo ay ka mid tahay, daba-gal uu ku sameeyay qaar ka mid ah kuwii xasuuqa ugu xun ka sameeyay Somaliland sanadahii sideetanaadkii, oo qaarkood laga mastaafuriyay dalal ay qaxootinimo ku joogeen sida Canada. Waxa kale oo uu ka sheekaynaa dhib badan oo ambassador Cawil (wasiirkii hore ee maaliyada ee Somaliland) uu dad badan oo reer Somaliland ah u gaystay xiligii uu xukuumada Siyaad Bare U shaqayn jiray!

* Dhegta maal *

Xigasho; Hadhwanaagnews

No comments: