"Tusaalaha soo socda ee Qabaa’ilka Afrika ayaa muujinayaa sida qabiilkasta oo Afrikaan ah u kala deganyahay dhawr dal, qaybkastana dalka ay degto la wadaagto: Calan, xuduud, qaranimo iyo dawladnimo: Ibrahim"
- Xuduudaha Somalia, Somaliland, Jabuuti, Ethiopia, Kenya, Uganda, Tanzania ama dalkasta oo kale oo Afrikaan ah waa isku mid xagga qawaaniinta caalamka iyo sharcinimada, waxaana dhammaantood jeexay Gumaystayaashii Reer Yurub. Waxaa sidaas oo kale la mid ah xuduuudaha dalalka Carabta, Aasiya, iyo Koonfur Ameerika.