- Waxaan rasmi ahaan ugu biiray laanta
afka Soomaaliga ee idaacadda BBC 15 Janaayo, 1999-kii. Waxaan la kowsaday
xilli siyaasadda Soomaalidu ay meel xun mareysay oo la waday
qabanqaabadii shirkii dowladda KMGka ee Carta (Djibouti).
Somaliland oo
anigu aan uga soo warramo BBC waxaa madaxweyneheedii xilligaa, Maxamed
Xaaji Ibraahim Cigaal, baarlamaanka iyo guurtiduba ay go'aamiyeen in
qofkii Somaliland u dhashay ee ka qayb gala shirka Carta ee dib u
heshiisiinta Soomaaliya uu galay khiyaano qaran. Dayaarad ay saaran yihiin mudanayaal ka tirsanaa baarlamaanka Jabuuti....
Read More;
No comments:
Post a Comment