- Iyadoo la tixgelinayo codsiga ka
imanaya gobolada qaarkood ee ku saabsan dhinaca wakhtiga arji xeraynta,
waxa la go’aamiyay in wakhtiga codsiga qabashada barnaamijka lagu daro 6
maalmood oo kale. Kuwaas oo ka bilaabmaya Sabtida 24/11/2018 kuna eeg
Khamiista 29/11/2018. Sidaa darteed, waxa dhalinyarada reer Somaliland lagu boorinayaa inay ka faa’iidaystaan mudada dheeraadka ah ee la siiyey.
[Allaah Mahad Leh.]
Maxamed Xuseen Cismaan
(Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Shaqo Qaran)
No comments:
Post a Comment