.....(Hal-ku-dhigyo Dhaxal-gal Noqday) = ..... President, C/raxmaan A. Cali: ''Jamhuuriyadda Somaliland dib ayay ula soo Noqotay Qaran-nimadeedii sidaa awgeed, waa dal xor ah oo gooni u taagan maanta (18/05/1991) laga bilaabo''...>>>>> President, Maxamad I.Cigaal:''Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland'' Waa mid waafaqsan xeerasha u-degsan Caalamka! Sidaa darteed, waa Qaran xaq u leh in Aduunku aqoonsado''...>>>>> President, Daahir R. Kaahin: ''Jamhuuriyadda Somaliland waa dal diimuqraadi ah oo caalamka ka sugaya Ictiraafkiisa''...>>>>> President, Axmed M. Siilaanyo: ''Jamhuuriyadda Somaliland, Boqol sano haday ku qaadanayso helista Ictiraafkeedu way Sugaysaa! Mar dambena la midoobi mayso Somalia-Italia''.....[***** Ha Jirto J.Somaliland Oo Ha Joogto Waligeed *****].....

Wednesday, March 6, 2019

Ministry of Foreign Affairs, Republic of Somaliland

Press release:
 - Dawlada Jumhuuriyada Somaliland waxay soo dhawayneysaa sida Maamulka Farmaajo uu u garwaaqsadey in ay J. Somaliland tahay Dawlad Kaalin muhiim u ah kaga jirta Arimaha Gobolka, Gaar ahaan dhinacyada Nabad-galyada iyo Horumarka Dhaqaalaha ee Gobolka oo aan indhaha laga lalin karin marnaba. Isla Markaana uu Aqbalay in aanu Soo Faro Galin Xidhiidhka Soo jireenka ah ee Somaliland iyo Ethiopia.
______________________________________________
The government of the Republic of Somaliland welcomes the acknowledgment and remarks made by farmajo's adminstration that Somalia is in no position to interfere the Historic bilateral ties between Somaliland and Ethiopia, and to accept that Somaliland is an important actor in the region and cannot be ignored. .................................. The End

No comments: