- Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Eritrea Mudane, Cusmaan Saaleh oo uu la socdo
La-taliyaha Madaxweynaha waddankaasi Mudane, Isaias Afwerki, ayaa maanta booqahso shaqo oo rasmi ah ku tagay
magaalada Hargaysa ee caasimadda dalka Jamhuuriyadda Somaliland.
Wafdigan ayaa markii ay yimaadeen J.Somaliland waxa durtiiba lagu qaabilay soo dhawayn diiran oo aad u saraysa, waxana ay la kulmeen madaxweynaha J. Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi. Warbixin arintan ku saabsan waxa noo soo dirtay Sagal Mustafe Xasan Nuur.
Halkan hoose guji oo ka dhagayso;
No comments:
Post a Comment