Somaliland: Shir balaadhan oo ay wada yeesheen wafti ka socda hayadda Dalka Maraykanka u qaabilsan gargaarka ee magaceeda la yidhaa USA-AID, iyo Dawlada Somaliland, oo ka dhacay magaalada Hargeysa, ayaa lagu soo bandhigay mashruuc cusub oo horumarineed oo magaciisa la yidhaa ''Iskaashiga kobcinta dhaqaalahda''.Mashruucan waxa fulinaya hay'ad kale oo Maraykan ah oo qandaraas ku qaadatay oo magaceeda la yidhaa DAI. Mashruucan oo ah kii u horeeyay ee noociisa ah ee USA-AID ka fuliso Somaliland, waxa ku bixi doonta lacag badan oo malaayiin doolar ah.
* Dhegta maal *
Xigasho Somalivoa
No comments:
Post a Comment