- Soomaaliya ayaa dhawaan sheegtay inay eriday ergayga qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Somaliland iyo Somalia Mr. Nicholas Haysom . Hadaba, J.Somaliland oo ka fal-celisay arintaas ayaa si toos ah uga soo hor-jeedsatay go'aankaa ay xukuumada Xamar ku dhaqaaqday. War-qoraal ah oo ay W/A/Dibadda ee J.Somaliland ku baahisay war-baahinta oo ku socda Xogahaya guud ee Qaramada midoobay ayaa u dhignaa sidan.
Dawlada Somaliland waxay u
cadaynaysa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay iyo beesha caalamka intaba in ay
ka xun tahay go’aanka Somalia ka qaadatay Wakiilka xoghayaha guud ee UN-ta
mudane Nicholas Haysom. War-saxaafadeedkan oo dhamays-tiran hoost ka akhri;
No comments:
Post a Comment