- Wadamo badan oo caalamka ah ayaa soo saaray sharciyo adkaynaya in dadka magangalyo doonka ahi ay soo galaan wadamadooda. Qaar ka mid ah wadamadaasi waxay bedeleen oo ay aad u-adkeeyeen shuruucda u taal soog-alootiga, halka
dalalka qaar kalena ay kala noqonayaan-ba dad ay hore sharci u-siiyeen. Sharci kala noqoshada ayaa waxa asal looga
dhigaa nabad gelyo ka dhalata dalka ay marki hore qaxootigu ka yimaadeen.Hadaba iyada oo ay taasi jirto ayaa hadana, waxa marba marka ka dambaysa sii kordhaya, safarrada
ismiidaaminta ah ee ay dadka Soomaalidu ugu tahriibayaan wadamada
Yurub. Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixin inooga haysa arintaas.
Halkan hoose guji oo ka dhagayso;
No comments:
Post a Comment