Xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegtay in markii ugu horreysay Bankiga Adduunka uu lacag dhigayo Bankiga Dhexe ee Somaliland ee ku yaal caasimada Hargeisa.
Lacagtaas ayey Somaliland sheegtay in lagu isticmalayo mashruuca tayeynta habka maamulka. Weriyaha Somali-voa mudane Khadar Maxamed Cakulle ayaa arrintan ka wareystay Gud. Hay’adda Shaqlaha Dawladda Mudane Farxaan Aadan Haybe, wuxuuna ugu horreyntii uu weriyuhu weydiiyay gudoomiyaha bal inuu faahfaahiyo ujeedada heshiiskan.

Halkan ka dhagayso warka oo maqal ah;